Somali Birth to 5 - Dhalsho Ilaa Shan Jir (Da’da 0-5) (0-5y) Separating
Early Childhood Family Education (ECFE) / Somali/Kubaxa/Kutaa barnoota Oromo/Ahmaric -
2025-2026 ECFE Semester 1
Tani waa fasal kala tag ah (canugga iyo waalidkiis waqti ayey isla qaataan oo weynaadaan).
This is a separating class (child and parent spend time together and apart).
Carruurta iyo waalidiinta waqti ayey isu helayaan iyaga oo isla qaadaya heesaha, waxbarashada iyo wada ciyaarta. Waalidiintu waxay wax ka baranayaan horumarka iyo koboca ilmaha, u diyaarinta dugsiga, dabeecada xanaaqu, iyo wada xiriirka walaaltinimada.
Fasallada ECFE waxaa lagu qiimeeyaa jadwalka khidmadda sicirka ee ku saleysan dakhliga qoyska. Fadlan dooro khidmadda sida ugu habboon ugu habboon miisaaniyadda qoyskaaga.
10% dheeraad ah ayaa lagu dabaqi doonaa khidmadaha dadka aan deganayn Minneapolis.
Kala soo xiriir waxii diiwaangalinta ku saabsan: 612.517.5994 [Soomaali]
Children and parents spend time together singing, learning and playing games. Parents learn about a child's development and growth, school readiness, temper tantrums, and sibling relationships..
ECFE classes are priced on a sliding fee schedule based on family income. Please choose the fee that best fits your family budget.
A 10% surcharge will be applied to fees for Non-Minneapolis residents.
For more information on this class please call 612.517.5994
No Class Dec 22 & Dec 29
Fewer than 5 spots left
No Class Oct 15, Nov 26, Dec 24 & Dec 31
Full - waiting list
No Class Oct 17, Nov 28, Dec 26 & Jan 2
Full - waiting list
No Class Oct 2, Oct 16, Nov 27, Dec 25 & Jan 1
Full - waiting list