Skip to content
Somali/Kubaxa/Kutaa barnoota Oromo/Ahmaric
Course Category
About Somali/Kubaxa/Kutaa barnoota Oromo/Ahmaric

Miyaad ku hadashaa luuqadaha afafka Soomaaliga, Oromoda ama Amhariga? Waxaanu bixineynaa Fasalo ku baxa luqadahaas! Barnaamijka waxbarashada Qoysaska iyo Caruurta, iyo adeegyada loogu talo galay qoysaska haysta Caruurta yar yar oo da’dooda tahay markey dhashaan ilaa ay ka soo garayaan Dugsiga xanaanada ilmaha. Waan kugu caawinaynaa si aan kuugu helno waxbarasho tayo leh oo xiiso u leh ilmahaaga.Fasaladeena Waalidka iyo ilmahiisa waxay uga qeybgalayaan si wada jir ah xiliga howlaha kooxeynta, waxaa intaas raacaya wada xaajood waalidka baraha, iyo waalidka u hogaansan howlaha tacliinta, lana wadaagaya cilmi barista ku saleysan tabaradad waalidiinta. Fasalda ku baxa luqadaha Somaliga/Oromoda/Amharicga waxay ka baxayaan labo goobood oo qura oo ka mid ah degmada Minneapolos. Saacadaha waxay noqon doonaan labo saac oo qura isbuuciiba oo sanadka barkiisa ah. Gunada labixiyo fasalada waxay ku saleysan yihiin hadba sida uu dhaqliga kuu soo galo, oo aad u bixinkarto. (Lacagaha kala Sareeya ka eeg baga). Gaadiidka waxaad u helaysaa hadba sida ay baahida tahay. Waxaa intaa dheer inay bixiyaan fasalada hoos ku xusan waxaa kaloo bixinaa barnaamijka Waxbarashada Caruurta Qiimeeya ilmaha Da’dooda tahay Sadex jir-ilaa Shan-jirka, Booqashada guriga ah, la, gula talinayo taleefonka, iyo waalidiin u mideysan (si wax loogu baro waalidiinta guryahooda). Kala soo xiriir waxii diiwaangalinta ku saabsan: Somaliga: 612.668.2128 • Amharige: 612.668.2158 Oromada: 612.290.8413