Skip to content

Somali Birth to 5 - Dhalsho Ilaa Shan Jir (Da’da 0-5) (0-5y) Non-Separating


Early Childhood Family Education (ECFE) / Somali/Kubaxa/Kutaa barnoota Oromo/Ahmaric -
2024-2025 ECFE Semester 1

This is a non-separating class (child and parent together for entire class).

Carruurta iyo waalidiinta waqti ayey isu helayaan iyaga oo isla qaadaya heesaha, waxbarashada iyo wada ciyaarta.  Waalidiintu waxay wax ka baranayaan horumarka iyo koboca ilmaha, u diyaarinta dugsiga, dabeecada xanaaqu, iyo wada xiriirka walaaltinimada.

Fasallada ECFE waxaa lagu qiimeeyaa jadwalka khidmadda sicirka ee ku saleysan dakhliga qoyska. Fadlan dooro khidmadda sida ugu habboon ugu habboon miisaaniyadda qoyskaaga.

10% dheeraad ah ayaa lagu dabaqi doonaa khidmadaha dadka aan deganayn Minneapolis.

Kala soo xiriir waxii diiwaangalinta ku saabsan: 612.517.5994 [Soomaali] 

Children and parents spend time together singing, learning and playing games. Parents learn about a child's development and growth, school readiness, temper tantrums, and sibling relationships.

ECFE classes are priced on a sliding fee schedule based on family income. Please choose the fee that best fits your family budget. 

A 10% surcharge will be applied to fees for Non-Minneapolis residents.

For more information on this class please call 612.517.5994

b5S WTH 1 24F
Heritage Academy STEM Academy (Wilder) : ECFE EC Room A130
Thursdays, Sep 5 - Jan 23
1:00 - 2:30 PM

  No Class Oct 3, Oct 17, Nov 28, Dec 26 & Jan 2


Su
M
Tu
W
Th
F
Sa


Already started